Doorashada 9-ka Sebtembar, 2018

Halkaan waxaa ka soo degsan kartaa PowerPoint-aad ku baran karto doorashada 2018 ka.

  • Yaa codka bixin kara?
  • Sidee u codeyneysaa?
  • Maxaad u codeyneysaa?

Ka soo degso waxbarashada halkan. Powerpoint, 8.8 MB, opens in new window.