
Medieverkstan
Haddii aad ku riyoonayso inaad sameysatid dukumentariyo, heesaha muusikada ama sawirro wanaagsan. Markaa Medieverkstan way ku caawin kartaa.
Ma udhaxeysaa 7-20 sano jir i xiiso ma u leedahay sawir ama filim, booqo Medieverkstan. Dhamaan qalabka aad ubaahan tahay sida kamaradaha, qalabka studio studioutrustning ayaa diyaar u ah in aad ka amaahato.
Uma baahnid aqoon, waa in aad u leedahay xiiso wayn.

Xiriiro kale